DHEGEYSO:Qoys wiil looga dilay Kitengela oo dalbanaya cadaalad

0
46

Qoyska qof axaddii ku dhintay isku soo bax siyaasadeed oo ka dhacay magaalada Kitengela ee ismaamulka Kajiado ayaa dalbanaya cadaalad.
Booliska ayaa lagu eedeeyay in ay toogasho ku dileen Vincent Oyaro xili ay socotay rabshado .
Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa iyaguna cambaareeyay dhacdadan.