DHEGEYSO:Nin lagu dilay magaalada Madogo ee ismaamulka Tana River

0
415

Bulshada ku nool magaalada Madogo ee ismaamulka Tana River ayaa dalbanaya in cadaalada la horkeeno qof la sheegay in uu mindi ku dilay wiil dhalinyaro ah oo shaqo u jeeday.
Dad aan la garaneyn ayaa la sheegay in ay dileen ninka oo lagu magacaabi jiray Patrick Mutuko.
Meydka ninka la dilay ayaa la geeyay isbitaalka weyn ee Magaalada Garissa.