DHEGEYSO:Nin dilay xaaskiisa iyo labadiisa carruur Ismaamulka Kirinyaga

0
492

Wararka inaga soo gaaraya ismaamulka Kirinyaga ayaa sheegaya in Nin uu dilay xaaskiisa, sido kalena uu dab qabadsiiyay laba caruur ah oo uu dhalay.
Dhacdadan ayaa ka dhacday guri ay ka kiraysteen magaalada Ngurubani, ee dowlad deegaanka Kirinyaga.
Dadka deegaanka ayaa arrintan walaac ka muujiyay,iyadoo laamaha ammaanka ay bilaabeen baaritaano ku aadan dhacdadan.