DHEGEYSO:Nidaamka dhexdhexaadinta oo laga billaabay Wajeer

0
207

Maxkamadda hoose ee magaalada Wajeer ayaa daahfurtay barnaamij si caddaalad ah loo kala dhexdhexaadinaya dadka ay dacwadaha ka dhexeeyaan wixii aan ku saabsanayn tacaddiga jinsiyadeed iyo dilka.
Waxaa arrintan faahfaahin ka bixiyay sidoo kalena soo dhaweeyay Qareen Haashin Cilmooge iyo qaadiga Wajeer.