DHEGEYSO:Mucaaradka oo ku baaqay midnimo si ay xilka uga qaadaan madaxweyne Ruto

0
351

Hoggaamiyaasha mucaaradka ee dalka ayaa sheegay in ay u midoobaan sidii ay xilka uga qaadi lahaayeen madaxweyne William Ruto.
Baarsaabka ismaamulka Trans Nzoia oo ka mid ah mucaaradka ayaana sheegay in loo baahan yahay in dowlada madaxweyne Ruto meesha laga saaro kuwaas oo ku guuldaraystay in ay wax u qabtaan shacabkiisa sida uu hadalka u dhigay.