DHEGEYSO:Mucaaradka oo ka cabanaya Booliiska Kenya

0
93

Isbahaysiga mucaaradka ayaa ka cabanaya booliiska waxayna sheegeen in booliisku ay carqaladeeyeen kulamadooda siyaasadeed.
Mucaaradku waxay sheegeen in taliyaha Booliiska Douglas Kanja uu ku guuldareystay inuu xakameeyo fowdada laga soo tabiyo goobaha ay ka dhacayaan isku soo baxyada siyaasadeed ee mucaaradka.
Kalonzo musyoka oo ka mid ah isbahaysiga Mucaaradka ayaa sheegay in booliska aysan wali soo saarin warbixin dhamaystran oo ku saabsan qaskii shalay ka dhacay Kitengela halkaas oo ay ku sugnaayeen xubnaha mucaaradka.Kalonzo