DHEGEYSO:Mid ka mid ah waxgaradka Garissa oo baaq u diray Muslimiinta

0
585

Aadn Gaab oo kamid ah waxgaradka magalada Garissa ayaa ku baaqay in la caawiya dadka danyarta ah maadama ay ciida Carafa ay nagu soo aadantahay.