DHEGEYSO:Mas’uuliyiinta Taita Taveta oo baaq u diray KWS

0
609

Shacabka iyo siyaasiyiinta ismaamulka Taita Taveta ee gobolka Xeebta ayaa waaxda adeegga duurjoogta ee KWS ugu baaqay in ay xayndaab wanaagsan u sameyso seeraha duurjoogta ee halkaasi ku yaalla.
Mid ka mid ah wakiillada dowlad deegaankaasi ayaa sheegay in tani ay ka hor tag u noqon karto in la xakameeyo dhaqdhaqaaqa duurjoogta si looga badbaado waxyeellada ay gaarsiiyaan dadweynaha iyo beerahooda.