DHEGEYSO:Maroodi qof ku dilay ismaamulka Kilifi

0
401

Wararka inaga soo gaaraya ismaamulka Kilifi ayaa sheegaya in nin uu dhintay ka dib markii uu dilay maroodi.
Dadka deegaanka Kilifi ayaa dhacdadan walaac ka muujiyay ,iyagoona sheegay in maroodiga ka soo baxaya Beerta Qaranka ee Tsavo West uu saameyn ku hayo.
Qoyska ninkaas ayaa dalbanaya cadaalad.