DHEGEYSO:Maqaaxi lagu dumiyay Mombasa

0
345

Waxaa lagu soo warramayaa in la dumiyay maqaaxi laga dhisay dhul dowladeed oo ku yaalla aagga Transformer ee xaafadda Tudor ee ismaamulka Mombasa.
Waxaa arrintan ka hadlay qaar ka mid ah shacabka xaafaddaasi iyo mas’uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyaha golaha hoose ee dowlad deegaanka Mombasa Aharub Khatri.