DHEGEYSO:Mandera oo manta laga roob doonay

0
403

Magalada mandera ayaa lagu qabtay isku soo bax alle bari roob doon ah oo ay kasoo qeyb galeen boqolal shacab ah.
Qodob wareedkani waxaa Mandera nooga soo direy wariyaheen Cabdiqafar Happy .

Culimada mandera ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allah u naxariste sheikh bilow oo ku dhawaad muddo afartan sano ah imaam ka ahaa masaajidka taqwa xafadda bulla mpya ee magalada mandera,
Culimada ayaa ku tilmaamay sheikh billow in uu ahaa imaam iyo daaci lawada jeclaa waxana salaada janaasada lagula tugay barxada masajidka jamia xili manta barxadaasi lagu qabanayay rooob doon, waa kuwan qaar kamid ah culimada mandera oo tacsi u dirayaa ehelki,qarabada iyo asxaabti uu ka baxay sheikh.