Madaxweynaha dalka William Ruto oo maanta dhalinyaro ku guddoonsiinayay lacagaha Barnaamijka NYOTA ayaa sheegay in Barnaamijkan uu gaari doono 820,000 oo dhalinyaro ah oo ku nool Kenya.
Waxaa uuna gaashaanka u darruuray hadalada dadka dhalliilaya Barnaamijka Nyota.
Madaxweyne Ruto ayaa sido kale sheegay in qorshaha Nyota aysan ahayn mid siyaasadeed, oo ay tahay qorshe ganacsi.




