Madaxweyna dalka William Ruto ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wajaho mucaaradkiisa doorashada guud ee soo socota.
Madaxweyne Ruto ayaa hadalkani jeediyay xili uu socdaal ku marayay dowlad deegaanka Narok.
Waxaa uuna muujiyay kalsoonida iyo sida ay uga go’an tahay u adeegidda shacabka Kenya.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Madaxweyne Ruto oo shaaciyay inuu diyaar u yahay inuu wajaho mucaaradkiisa ee...