DHEGEYSO:Madaxweyne Ruto iyo dhigiisa Uganda oo iska kaashaday mashruuca SGR

0
209

Madaxweynaha dalka William Ruto iyo dhigiisa Uganda Museveni, ayaa bilaabay hirgalinta kordhinta safarka ee tareenka casriga ah SGR ee Malaba
Hogaamiyeyaashu waxay ka bilaabeen mashruuca meel 107 kiiloomitir u jirta Kisumu
Madaxweyne Ruto wuxuu sheegay in tani ay kor u qaadi doonto isku xirka iyo dhaqaalaha gobolka.