Madaxweyne ku xigeenka dalka Kithure Kindiki ayaa si kulul u cambaareeyay madax uu sheegay in ay wax u dhimayaan shaqada dowladda oo ay ka mid yihiin in ay hurinayaan dibadbaxyo ka dhacaya dalka.
Isagoo ka hadlayay magaalooyinka Busia iyo Kakamega, Kindiki ayaa sheegay in dowladdu ay sii wadi doonto mideynta Kenyanka.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka oo si weyn u cambaareeyay siyaasiyiinta kicinaya Kenyaanka




