Wararka Kenya DHEGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka oo digniin adag u diray burcadda Meru By star - May 31, 2025 0 353 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Madaxweyne ku xigeenka dalka Kithure Kindiki ayaa amar ku bixiyay in laga hortago burcadda argagaxisa ku heysa dadka ku nool dowlad deegaanka Meru. Kindiki waxaa uu laamaha amaanka farayin ay xaqiijiyaan in tuugada ay sifeeyaan ismaamulka Meru. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/05/Kindiki-4.mp3