DHEGEYSO:Madaxweynaha Mareykanka oo sheegay in ay ka fiirsanayaan tallaabo militiri oo ka dhan ah Iran

0
383

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Washington ay ka fiirsaneyso xulashooyiin si ay uga jawaabto dibadbaxyada ka socda Iiraan, oo ay ku jiraan faragelin militari oo suurtagal ah.
“Si dhab ah ayaan u eegeynaa, Ciidanku way eegayaan, waxaanan ka fiirsanayna xulashooyin aad u xooggan. Go’aan ayaan gaari doonnaa,”ayuu yiri madaxweyne Donald Trump.