DHEGEYSO:Madaxweynaha dalka oo ka hadlay magdhowga ay dowladdu bixinaysa

0
685

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa sheegay in tan iyo markii uu hoggaanka Kenya qabtay ay u qabsoomeen in badan oo ka mid ah ballan qaadyadiisi siyaasadeed.
Waxaa uu sidoo kale xusay in faa’iidooyin ay ka mid yihiin horumar iyo xasillooni laga dhaxlay heshiiskii ay wada gaareen isaga iyo madaxa xisbiga ODM Raila Odinga.
Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in siyaasiyiinta muxaafidka iyo kuwa mucaaradka ay yeelan doonaan kulan ku saabsan qorshaha magdhowga lagu siinaya dadkii ay waxyeelladu ka soo gaartay dibadbaxyada.