Ruto ayaa in ka badan 10,000 oo macalimiin ah ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee Nairobi
Madaxweyne Ruto ayaa sheegay in macalimiin dhan 50,000 la dallacsiin doono sanad kastaba.
Waxaa uu sido kale ballanqaadyo u sameeyay Macalimiinta uu maanta qaabilay.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Madaxweynaha dalka oo in ka badan 10,000 oo macalimiin ah ku qaabilay...