DHEGEYSO:Madaxii hore ee cadaalada dalka oo gaaray Garissa

0
417

Madaxii hore ee cadaaladda dalka David Maraga oo howlgab ah ayaa ajandihiisa hormarineed geeyay ismaamulka Garissa xili uu doonayp xilka madaxtinimada ee dalka.
Wuxuu ugu baaqay dhalinyarada inay iska diiwaan galiyaan codbixinta
Maraga wuxuu doonayaa in IEBC ay sameyso booqashooyin badan si dhalinyarada loogu diiwaangaliyo doorashooyiinka soo socda.