Wararka Kenya DHEGEYSO:Madaxda gobolka waqooyi bari oo baaq loo diray By star - February 16, 2026 0 165 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Mid ka mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa ayaa ugu baaqay madaxda gobolka waqooyi bari in ay gargaar gaarsiiyaan bulshooyiinka nugul oo ay abaarta saamaysay maadaama bisha barakaysan ee Ramadan fooda inagu soo hayso. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2026/02/Aden-Gaab.mp3