Shaqo joojinta barayaasha jaamacadaha ee dowliga ah ayaa gashay maalintii 11aad
Wasiirka wasaarada tacliinta ee dalka Migos Ogamba ayaa sheegay in macalimiinta iyo dawladu ay wadahadlaan.
Ogamba waxa uu doonaya in macalimiinta ay ku soo laabtaan shaqada
Macalimiintu waxay ku adkaysanayaan in qandaraaskooda si buuxda loo fuliyo.
Ardayda ay shaqo joojintan saameyn adag ku yeelatay.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Maclimiinta Jaamacadaha oo wali ku adkaysanaya in ay sii wadi doonaan shaqo...