DHEGEYSO:Macalimiinta iyo hawl wadeenada mootooyiinka ee Garissa oo dibadbax dhigay

0
143

Macalimiinta iyo hawl wadeenada bodaboda ee magaalada Garissa ayaa mudaaharaad sameeyay iyagoo cadaalad u raadinaya Hillary Ochieng oo maalmo ka hor tooreey lagu dilay xaafada Bulla Mzuri ee duleedka magaalada Garissa.
Dibadbaxayaasha ayaa laamaha ammaanka ku eedeeyay in ay ka gaabiyeen shaqadooda.
Macalimiinta ayaa sheegay in dhacdadan ay walaac ku reebtay.