DHEGEYSO:Kumanaan arday ah oo weli xaadirin dugsiyada sababo la xiriira lacag la’aan

0
369

Inkastoo la kordhiyay waqtiyada is diiwaangelinta ee dugsiyada sare, waalidiin badan ayaa sheegay in dhibaatada aysan waqtiga ku jirin ee ay tahay lacag la’aan.
Xaaladda dhaqaale ayaa qasabtay in carruurtooda ay ku sugnaadaan guryaha, inkastoo dowladda ay bixisay ballanqaadyo taageero ah.
Waalidiin kala duwan oo la hadlay warbaahinta ayaa fahfaahiyay xaaladda dhabta ah ee ardayda.