DHEGEYSO:Kulan lagu qabtay magaalada Wajeer

0
227

Ismaamulka Wajeer waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Caqabadaha ka dhanka ah Dhismaha Wadada isku xirta dowlad deegaanada Wajeer iyo Mandera.
Kulankaas ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan,odayaal iyo ururada bulshada.
Dadkii ka soo qeyb galay shirkaas ayaa warbaahinta uga warbixiyay waxyaabihii ay ku soo hadalqaadeen kulanka.