DHEGEYSO:Kulan ku saabsan la tacaalidda daroogada iyo arrimo kale oo lagu qabtay Wajeer

0
627

Madaxa maamulka hoose ee magaalada Wajeer Mr.Cumar Shano ayaa xafiiskiisa ku qabtay kulan looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa waxyaabo ku soo kordhay magaalada Wajeer.
Shirkaasi ka dib ayuu warbaahinta faahfaahin ka siiyay qodobbadii ay diiradda saareen.

Waxaa sidoo kale warbaahinta u warramay mid ka mid ah waxgaradka kulanka ka qayb galay.