Madaxweyne ku xigeenka dalka Prof. Kithure Kindiki ayaa sheegay in dowladdu ay si buuxda u soo celisay xasilloonidii ismaamulka Baringo iyo aagga Kerio Valley.
Waxaa uu hoggaamiyaasha Waqooyiga Rift Valley ku boorriyey in ay taageeraan dadaallada nabadeed ee socdo.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in maadaama si wayn loola tacaalay falalkii burcadnimo iyo dhaca xoolaha in hadda la joogo xilligii horumarka.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Kindiki oo sheegay in la soo celiyay xasilloonidii Baringo iyo Kerio Valley