Bishan barakeysan ee Ramadaanka aya Muslimiinta adduunka oo dhan ayaa bishan ku gudi doona soomka iyo cibaadada, si ay u gutaan tiirka waajibka ah ee Islaamka.
Hoggaamiyeyaasha diinta iyo Muslimiinta ayaa shacabka dalka ku boorriyay in waqtiga soomka loo isticmaalo xusuusta dadka danyarta ah, gaar ahaan kuwa la daalaa dhacaya gaajada meelaha qaarkood ee dalka.
Booliiska magaalada Mombasa ayaa sidoo kale sameeyay guddi gaar ah oo ka shaqeeya sugidda ammaanka inta lagu jiro salaadaha habeenkii Taraawiixda.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Kenyaanka oo lagu boorriyey in ay caawiyaan dadka danyarta ah inta lagu...




