DHEGEYSO:Kaluumaysatada Malindi oo ka cabanaya sharci lagu soo rogay

0
354

Daneeyayaasha kaluumaysiga ee magaalada Malindi ayaa mudaharaad nabadeed ku qabtay xarunta soo dhawaynta kalluunka ee Shella,iyaga oo ka cabanaya sharciga ay soo rogeen maamulka iyo horumarinta kalluumaysiga,iyaga oo sheegay in uu ka hor imanayo dastuurka dalka u degsan.
Mar ay arrimahani ka hadlayeen ayaa cabashadooda waxaa ka mid ah.