DHEGEYSO:Kalonzo oo wacad ku maray in ay ka guulaysan doonaan Ruto

0
466

Hogaamiyaha xisbiga Wiper Kalonzo Musyoka ayaa ku eedeeyay madaxweynaha dalka William Ruto in uu iska idnho tiray warbixinta guddiga wadahadalada qaran ee NADCO ka dib markii uu soo magacaabay guddoomiyaha guddiga doorashooyiinka iyo xuduudaha dalka IEBC.
Kalonzo Musyoka ayaa sheegay in madaxweynaha ay gurigiisa u diri doonaan xitaa hadii uu soo magacaawdo guddoomiyaha IEBC.