Kalkaaliyayaasha caafimaadka ee ismaamulka Lamu ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin kadib markii ay ku guuldareysteen in ay heshiis la gaaraan dowlada Lamu.
Waxaa ay sheegeen in shaqadooda ay ku laaban doonaan oo kaliya ah marka la tixgaliyo rabitaankooda.