Dibad-baxayaal ayaa maanta ay booliisku ka saareen aqalka baarlamaanka hoose ee dowlad deegaanka Machakos.
Dibadbaxayaasha ayaa doonayaa in shaqadooda dib loogu soo celiyo qaar ka mid ah wakiilada Machakos oo hawlahooda laga hakiyay.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Ismari-waa wali ka taagan aqalka Baarlamaanka hoose ee ismaamulka Machakos