Ismaamulka Tana River ayaa lagu soo warramaya in ay ka jirto tacaddiyo ka dhan ah arrimaha jiinsiyadda.
Rabshadaha xadgudubyada jiinsayadda eek a taagay dowlad deegaanka Tana River ayaa walaac darran laga muujinaya.
Ismaamulkaas ayaa ka mid ah meelaha ugu badan ee laga soo sheegayo xaaladaha colaadeed, iyadoo abaaro iyo fatahaado ay ka qeyb qaateen xaaladdan.
Dowladda iyo ururada aan dowliga ahayn ayaa laga codsaday inay kordhiyaan dadaallada lagula dagaallamayo xadgudubyada.
Qaar ka mid ah dhibanayaasha oo magacyadooda iyo codadkooda rasmiga ah la qariyay ayaa ka warbixinaya xaalada ama dhibaatooyiinka ay wajahayaan.