DHEGEYSO:In ka badan 7,000 oo baabuur ah oo ku xayiran Dekedda Mombasa

0
812

In ka badan 7,000 oo baabuur ayaa ku xayiran Dekedda Mombasa iyo bakhaarrada baabuurta sababo la xiriira la’aanta lambarrada diiwaan-gelinta ee Maamulka Gaadiidka Qaranka (NTSA).
Dadka iibiyaa baabuurta iyo macaamiisha ayaa arrintani walaac ka muujiyay.