Wararka Kenya DHEGEYSO:In ka badan 300 oo qoys oo ka cabsi qaba xannuunada ka dhasha biyaha xili uu roob xoogan ka da’ay Nyeri By star - August 20, 2025 0 452 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp In ka badan 300 oo qoys oo ku nool xaafadda Witemere ee magaalada Nyeri ayaa ku nool cabsi ay ka qabaan in ay biyuhu qaadaan kaddib roobab xooggan oo halkaasi ka da’aya. Dadka deegaanka ayaa ka cabsi qaba cudurada ka dhasha biyaha. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/08/Nyeri.mp3