Hooyooyiinka ku nool xaafadda Axmed Liibaan ee dowlad deegaanka Wajeer ayaa ka cabanaya ceel-biyood cusub oo ay shegeen in uu yahay mid shaqsiyeed waxaa ayna sheegeen in khatar ku tahay ilaha biyaha dadweynaha.
Mar ay cabashadooda muujinayeen ayaa hadaladooda waxaa ka mid ah.