DHEGEYSO:Hooyooyiin la gudoonsiiyay shahaadooyiin ka dib markii ay barteen farbarka qur’aanka ee Wajeer

0
176

Qaar kamid haweenka xaafada xalane ee magaalada wajeer ayaa la guddoonsiiyay shahaadooyiin ka dib markii ay barteen farbarka kitaabka qur’aanka kariimka.
Warbixintan waxaa inoo haya wariyaheen cabdiraxmaan Mucaawiye.