Hoggaamiyayaasha xisbiga tallada dalka hayo ee Kenya Kwanza ayaa mucaaradka ku dhaliilay inay wadaan siyaasad kala qaybsanaan ah.
Iyagoo ka hadlay munnaasabad lagu qabtay deegaanka Galbeedka Narok ayaa shegeen inay Kenyaanka u bahneen hadal oo kaliya balse ay u baahan yihiin in loo fuliyo mashaaric horumarineed.
Waxaa ay sidoo kale dadka deegaanka u xaqijiyeen in uu madaxweyne William Ruto uu mar labaad qabani doono tallada dalka sanadka 2027-ka.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Hoggaamiyayaasha UDA oo shegeen inuu Ruto mar labaad hoggaamin doono dalka