DHEGEYSO:Hoggaamiyayaasha Kenya Kwanza oo Ruto ugu baaqay inuu Raila ka dhigo ku xigeenkiisa 2027-ka

0
588

Qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha xisbiga tallada dalka hayo ee Kenya Kwanza ayaa ugu baaqay madaxweyne William Ruto inuu doorashada soo socoto ee 2027-ka uu Raa’iisul wasaarihii hore ee dalka Raila Odinga u soo xusho ku xigeenkiisa.
Waxaa ay sheegeen in midowga Raila iyo Ruto uu yahay mid waddanka waddada toosan ku haggi doono.