Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha ismaamulka Kitui ee Gobolka Ukambani ayaa difaacay oo garab istaag u muujiyay hoogaamiyaha Wiper Kalonzo Musyoka,iyagoona sheegay in madaxweyne Ruto uusan wax hormar ah ka sameyn gobolka Ukambani.
Waxaa ayna carrabka ku adkeeyeen in ay taageri doonaan Kalonzo Musyoka.




