DHEGEYSO:Hoggaamiyaal ka soo jeeda Gobolka Ukambani oo arrin ku ammaanay madaxweyne Ruto

0
501

Xildhibaanada Kenya Kwanza ee kasoo jeeda Gobolka Ukambani ee dalka ayaa ku ammaanay tallaabada Madaxweyne Ruto uu ku dhimay qarashaadka jaamacadaha boqolkiba 15–40% taasi oo lagu wado inay bilaabato bisha soo socota.