DHEGEYSO:Hogaamiyeyaasha Kenya Kwanza oo dhaliilay madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka

0
422

Hogaamiyeyaasha Kenya Kwanza ee ka soo jeeda gobolka Ukambani ayaa si kulul u dhaliilay madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Rigathi Gachagua, iyagoo ku eedeeyay inuu sumcadda dalkiisa wax u dhimay, xilli uu booqasho ku joogay dalka Mareykanka.

Dhankooda Hogaamiyayaasha mucaaradka ayaa sii xoojinaya ololaha ay ku doonayaan inay xilka kaga tuuraan madaxweyne William Ruto doorashada 2027, iyagoo ku sababeeyay inay tiro ahaan xoogan yihiin.