DHEGEYSO:Hogaamiyaasha Kenya Kwanza oo olole siyaasadeed ku qabtay ismaamulka Marsabit

0
396

Hogaamiyaha aqlabiyada aqalka senate-ka ee dalka Aaron Cheruiyot iyo qaar ka mid ah hogaamiyaasha isbahaysiga Kenya Kwanza ayaa olole siyaasadeed ku qabtay deegaanka Laisamis, ee ismaamulka Marsabit taasi oo looga goleeyahay xoojinta barnaamijka dhaqaalaha.
Hogaamiyayaasha ayaa ku booriyay dadka deegaanka Laysamis in ay sii wadaan taageerada ay siinayaan barnaamijka horumarinta ee dowladda si ay uga miro dhaliyaan.