Hogaamiyayaasha xisbiga Third Force ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan hannaanka ay xilka uga xayuubinayaanwasiirka Wasaaradda Caafimaadka Aadan Ducaale kadib fadeexada lacag bixinta ee SHA.
Hogaamiyayaashan oo uu hogaaminaayo senetarka Nairobi Edwin Sifuna ayaa ku eedeeyay dowlada inay ka gaabisay la dagaalanka musuq maasuqa.
Arrintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo madaxda Kenya ay wacad ku mareen inay la dagaallami doonaan musuq-maasuqa.
Home Wararka Kenya DHEGEYSO:Hogaamiayasha xisbiga Third Force oo doonaya in xilka laga qaado Aden Bare...