DHEGEYSO:Haweeney uur leh oo dhimatay ka dib markii isbitaalka Hola uu waayay daawada ka hortagga maska

0
178

Haweeney uur leh ayaa ku geeriyootay magaalada Hola ee dowlad deegaanka Tana River ka dib markii uu qaniinay mas.
Luulu Maxamad ayaa loola cararay isbitaalka Hola daqiiqado ka dib markii uu maska qaniinay balse xaruunta caafimaad ayaa laga waayay daawada ka hortaga qaninyada maska.
Qoyska ayaa haatan dalbanaaya cadaalada iyaga oo sheegay in arrintan ay ehed dayacaad isbitaal.