DHEGEYSO:Haweeneey usbuuc la raadinayay oo meydkeeda la helay

0
401

Qoys murugeysan oo ku nool magaalada Naivasha ee ismaamulka Nakuru ayaa raadinaya cadaalad ka dib markii la helay medyka gaabdhooda oo ay raadinayeen muddo usbuuc ah.
Meydka gabadha iyo nin xariir kala dhaxeeyay ayaa laga helay qolka meydadka lagu keydiyo ee City .
Meydka gabadhaas ayaa waxaa ka muuqday jirdil iyadoo lagu eedeeyay Booliska in ay sii daayeen ninka lagu tuhmayo dilkeeda.
Haweeneydaas geeriyootay ayaa ku nooleed guri ku yaal Mlolongo, ee ismaamulka Machakos.