Wiil afar sano jir ah ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay ismaamulka Baringo
Shilkan ayaa waxaa sababay ka dib markii ay isku dhaceen Bas ay leedahay shirkadda Tahmeed oo u socday Mombasa kaasi oo ku dhacay baabuur yar.
Lix ruux oo kale ayaa ku dhaawacmay shilkaas.




