DHEGEYSO:Hal qof oo ku dhintay dab ka kacay dhismo ku yaala ismaamulka Kisii

0
599

Hal qof ayaa dhintay kadib markii uu dab xooggan ka kacay dhismo hal dabaq ah oo ku yaalla deegaanka Daraja Mbili ee ismaamulka Kisii aroornimadii hore ee saakay.
Booliska ayaa sheegay in ay wadaan baaritaan ku aadan waxa sababay dabka.