DHEGEYSO:Hal qof oo ku dhintay booyad shidaal ah oo ku qaraxday wadada Koonfurta Bypass

0
425

Gaari xamuul ah iyo booyad shidaal siday ayaa isku dhacay iyagoo maraya wadada Koonfurta Bypass meel u dhow Ram Residency Sabtida, maanta ah taasoo keentay in ay qaraxdo booyadda shidaalka waday.
Hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu isla goobta ku dhintay.
Tan ayaana keentay in uu hakad galo isku socodaka wadada Bypass ee Langata.
Qaar ka mid ah dad goobjoogayaal ah ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen.