DHEGEYSO:Guddiga caafimaadka Senetka oo kulan la yeeshay gudiga caafimaadka ee aqalka hoose ee wajeer

0
411

Gudiga caafimadka u qaabilsan ee aqalka sare ee dalka ayaa kulan isxogwareysi ah la yeeshay gudiga cafimada aqalka hoose ee wajeer.
Ali Omar Mohamed Wakiilka laga soo deegaanka Butey ee waqooyiga wajeer kana mid ah guddiga caafimaadka ee aqalka Baarlamaanka hoose ee Wajeer ayaa ka warbixinayaa waxyaabihii looga hadlay kulankaas.